jiriir
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

ld jariir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiriir

cuud [m.l]
1. Qori caraf udgoon leh oo la shito. 2. Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab. 3. Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.

jariir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Badar la tumay inta aan budada ahayn ee yaryar. ld jiriir.

jiriiricaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax jiriirico hayso ahaansho.

jiriiricaysnaan [m.f.dh]
eeg jiriiricaysan. ld jiriiricaysnaansho.

jiriiricaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jiriiricaysnaan.

jiriirico [m.dh]
Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.

jiriiricoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Jiriirico dareemid.

jiriiricood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jiriiricoo.

kabuubyo [m.dh]
Dareemaha xubnaha jirka midkood oo is dhimma waxyeello darteed lana dareemo jiriiricyo.

jiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley roob ka okorin. 2. Jeri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg