jiriirico
(m.dh)

Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiriirico

jiriiricaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax jiriirico hayso ahaansho.

jiriiricoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Jiriirico dareemid.

jiriiricood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jiriiricoo.

saliilyo [m.dh]
Dareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm gaaraan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg