jiriiricood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg jiriiricoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiriiricood

jiriirico [m.dh]
Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg