jiririq
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Cod ay sameeyaan xaya-waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiririq

jiririqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Jiririq samayn.

jiririqleyn [m.f.dh]
eeg jiririqlee.

jirriq [m.l/dh.sh.r]
ld jiririq.

jirriqjirriqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Ilko isku lisid; jiririq samayn.

qacqac [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama qababac, jiririq ama liiqliiqasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg