jirraaqid
(m.f.dh)

eeg jirraaq². ld jirraaqis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirraaqid

jirraaqis [m.dh]
ld jirraaqid.

jirraaq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
J. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.

jirraaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Qof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg