jirrab
(m.l)

1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. 3. J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.

jirrab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wax tijaabin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirrab

bad [Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid. 2. (f.lg) ld bid.

ciqaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid gef sameysay jirrab marin.

jirrabaad [m.l]
Dhibaato weyn.

jirraban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Wax jirrab la mariyey noqosho.

jirraban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax jirrab la mariyey ahaansho.

jirrabid [m.f.dh]
eeg jirrab². ld jirrab¹ (5).

jirrabmid [m.f.dh]
eeg jirraban¹. ld shirrab-mid.

jirrabnaan [m.f.dh]
eeg jirraban². ld jirrab-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg