jirraban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax jirrab la mariyey noqosho.

jirraban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax jirrab la mariyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirraban

jirrabmid [m.f.dh]
eeg jirraban¹. ld shirrab-mid.

jirrabnaan [m.f.dh]
eeg jirraban². ld jirrab-naansho.

jirrab [m.l]
1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. 3. J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.

jirrab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wax tijaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg