jirrasho
(m.f.dh)

eeg jirro².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirrasho

magaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho. 2. Iska m.: laf feenasho.

qardoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho. 2. Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg