jirriin
(m.l)ld jirniin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirriin ↴
jirniin [m.l]
1. Abuuritaanka ay wax abuu-ranyihiin. 2. Habka xoolaha loo ilaaliyo. ld jirriin.
jirriinsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax abuurid.
jirriinsiin [m.f.dh]
eeg jirriinsii.
jirri [m.dh]
ld jarri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg