jirriq
(m.l/dh.sh.r)

ld jiririq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirriq

jiiqjiiqle [m.l]
1. Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto. 2. Cayayaan jirriqaaqa u eg.

jiririq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod ay sameeyaan xaya-waanka iyo cayayaanka qaarkood. J. dheh: jiririqleyn. ld jirriq.

jirriqaa [m.l]
(c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.

jirriqjirriqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Ilko isku lisid; jiririq samayn.

jirriqjirriqleyn [m.f.dh]
eeg jirriqjirriqlee.

jirriqsad [m.l]
ld jirriqsasho.

jirriqsasho [m.f.dh]
eeg jirriqso. ld jirriqsad, jirriqsi.

jirriqsi [m.l]
ld jirriqsasho.

jirriqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ilko isku xoqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg