jirriqaa
(m.l)

(c.nafl.) Cayayaan kabajaaga la bah ah oo afar lugood iyo baalal adag leh, dooggana cuna; warriiq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirriqaa

jiiqjiiqle [m.l]
1. Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto. 2. Cayayaan jirriqaaqa u eg.

jirriq [m.l/dh.sh.r]
ld jiririq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg