jirroole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof aan caafimaadkiisu wanaagsanayn; qof jirro badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirroole

bukaan [m.l] (-nno, m.dh)
Qof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.

jirjirroole [m.l]
1. Nafley yar afar addin iyo dabo dheer leh oo hadba meesha ay joogto midabkeeda yeelata; roor; geeldhugeeye. 2. J. ah: Qof isbedbedel badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg