jirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax roob laga asheeriyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirsan

jirsanaan [m.f.dh]
eeg jirsan. ld jirsanaansho.

jirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jirsanaan.

qanjirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Badar si xun loo kariyay wax kala bislaaday ahaansho.

qanjirsanaan [m.f.dh]
eeg qanjirsan. ld qanjirsanaansho.

qanjirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qanjirsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg