jirsi
(m.l)ld jirsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirsi ↴
jirsasho [m.f.dh]
eeg jirso. ld jirsad, jirsi.
jirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.
jirsiin [m.f.dh]
eeg jirsii. ld jirsiis.
jirsiis [m.l]
ld jirsiin.
jir [m.l] (-rar, m.l)
1. Oogada dadka. 2. Roob badan oo habeen da'a.
jir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel ku maqnaansho. 2. (f.g) Nafley iwm mudda noolaan. 3. (f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee... Tus. “Naahoy, jirtoo hadduu aabbahaa dhul kala dillacay isku kabi karayo waa nin rag ah, hayeeshee aniga meesha aabbahay joogo dhulkuba kama kala dillaaco!”. 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.