jirxumee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -maysay)

U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirxumee

jirxumayn [m.f.dh]
eeg jirxumee. ld jirxu-mays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg