jirxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

1. Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho. 2. Wax camal xun ahaansho (qof). 3. Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirxun

jirxumaan [m.f.dh]
eeg jirxun. ld jirxu-maansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg