jisaar
(m.l)ld jasaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jisaar ↴
jasaar [m.l] (-rro, m.dh)
Qofka wanaaggii loo galo ka abaal dhaca. ld jisaar.
jasaarnimo [m.dh]
Jasaar ahaansho. ld jisaarnimo.
jisaarnimo [m.dh]
ld jasaarnimo.
libgad [m.l]
1. L. ah: qof jisaar ah. 2. ld libgadid.
libgad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka l.: qof ku jisaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg