jisad
(m.dh)

ld jiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jisad

caajisad [m.dh] (-do, m.l)
Haweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad. cajisad

cajisad [m.dh]
ld caajisad.

durjisad [m.l]
ld durugsasho.

jisaddarro [m.dh]
Abaaldarro.

jisadkaddare [m.l]
ld jisakaddare.

jisakaddare [m.l]
Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.

jiso [m.dh]
Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad.

nejisad [m.dh] (-do, m.l)
ld najaas².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg