jiscimaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiscimaysan

jiscimaysnaan [m.f.dh]
eeg jiscimaysan. ld jiscimaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg