jiso
(m.dh)

Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiso

durjiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld durugso.

fujiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld fuqso.

giijiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xarig, maro iwm si tognaan ah u qabasho u xirash.

hinjiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax culus qaadasho.

jisad [m.dh]
ld jiso.

majuujiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Maro iwm oo qoyan maroojin si biyaha looga saaro.

mucjiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay. 2. Wax aad loola yaabo.

qaboojiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax, wax qabow ka dhigasho.

sijiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Badar la tumay haldhan, buunsho iwm u kala baxsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg