jitaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax imtaxaanid. ld tijaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jitaabi

jitaabin [m.f.dh]
eeg jitaabi. ld jitaabis, jitaabo, tijaabin, tijaabo.

jitaabis [m.l]
ld jitaabin.

jitaabo [m.dh]
ld jitaabin.

tijaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld jitaabi.

tijaabin [m.dh]
ld jitaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg