jix
(m.dh)ld kix.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jix ↴
faago [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid. 2. (f.g) Dhul hoos u qodid. 3. (f.mg) Ka f.: in yar ka
fogaasho.
naajixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax naajax ka dhigid.
naajixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajax².
naajixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajixi.
calool-adag [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dkaa, -dkayd)
1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo jixinjix la'aan.
dubnax [m.l]
Naxariis; jixinjix.
dubnax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -nixi)
U d.: cid dhibaato haysato uga jixinjixid.
jadeerwac [m.l]
1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.
jadeerwac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -wici)
1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.
jimic [m.l]
1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.
j [m.dh]
(ja') Xarafka tobnaad ee xuruufta
soomaaliga, ahna shibbane.