johor
(m.l) (-rro, m.dh)

Dibi ama orgi fil weyn oo caato ah.

johor
(m.dh) (-rro, m.dh)

Wasaq, jilif iwm oo ay yeelato oogada dadka. ld joxor.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh johor

jawharad [m.dh] (-do, m.l)
Dhagax qaali ah. ld johorad, jowhar.

johorad [m.dh]
ld jawharad.

joxor [m.dh] (-rro, m.dh)
ld johor².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg