johorad
(m.dh)

ld jawharad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh johorad

jawharad [m.dh] (-do, m.l)
Dhagax qaali ah. ld johorad, jowhar.

johor [m.l] (-rro, m.dh)
Dibi ama orgi fil weyn oo caato ah.

johor [m.dh] (-rro, m.dh)
Wasaq, jilif iwm oo ay yeelato oogada dadka. ld joxor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg