joogajooge
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

1. Socod aan la joogsanayn maalin dhan. 2. Taag-naan aan nasiino lahayn. 3. Cucub.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogajooge

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg