joogjoogle
(m.l)

1. Roob aan kala go'lahayn oo habeenkii da'a. 2. Legdan laba qofood oo kala xoog badan oo kan xoogga badani labadiisa gacmood laabto oo lugaha kaliya ku legdamo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogjoogle

joogjoog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Meel dan la'aan u joogid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg