joogtee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -teysay)

Fal si joogto ah u qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogtee

dabaaljoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld dabaaljooglee.

dabbaaljoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld dabaaljooglee.

hooromoon [m.l] (-nooyin, m.l)
(c.nafl.) Walax loo soo saaro loona dhiiqiyo xaddi yar iyada oo qulqulka dhiigga ku dhiiqiyo qanjirka mariinla'aha ama unug dareen wade gaar ah. Waxa uu joogteeyaa koritaanka ama shaqada nudo ama organno goonni ah oo jidhka ka mid ah.

joogteyn [m.f.dh]
eeg joogtee.

korjoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld korjoogee.

xuub-balaasmeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(baay.) Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unugga. Xuubka badankiisu wuxuu ka samaysanyahay borotiinno iyo dufan. Wuxuu joogteeyaa walxaha gelaya iyo kuwa ka baxaya unugga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg