joogteyn
(m.f.dh)

eeg joogtee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogteyn

dabaaljoogteyn [m.dh]
ld dabaaljoogleyn.

dabbaaljoogteyn [m.dh]
ld dabaaljoogleyn.

dhidid [m.l]
(c.nafl.) Dareere qashin ah, oo ka kooban milan biyeysan oo soodhiyam koloraydh, yuuriya yar iyo walxo kale. shaqadiisu waxaa weeye qaboojinta jidhka iyo joogteynta heer kulka naasleyda.

joogteyn-naytaroojiin [m.dh]
(kiim.) Dariiqad kiimikeed taas oo naytaroojinta gibilku isu beddesho iskudhisyo orgaanik ah noolayaasha dhexdooda, ka dibna ay marto meertada naytroojiin. Kartida lagu joog-teynayo naytaroojiinta waxa iska leh bak-teeriya aar ah.

korjoogteyn [m.dh]
ld korjoogeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg