joogteyn-naytaroojiin
(m.dh)

(kiim.) Dariiqad kiimikeed taas oo naytaroojinta gibilku isu beddesho iskudhisyo orgaanik ah noolayaasha dhexdooda, ka dibna ay marto meertada naytroojiin. Kartida lagu joog-teynayo naytaroojiinta waxa iska leh bak-teeriya aar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogteyn-naytaroojiin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg