joohaar-bibanji
(m.l) (-iyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bijoohaar, biish-bijoohaar, joohaar-bibiish.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joohaar-bibanji

banji-bijoohaar [m.l] (-rro, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibic. ld joohaar-bibanji.

biish-bijoohaar [m.l] (-rro, m.dh)
ld joohaar-bibanji.

joohaar-bibiish [m.l] (-shyo, m.dh)
ld joohaar-bibanji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg