joohaar-bicaddaan
(m.l) (-nno, m.dh)ld caddaan-bijoohaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joohaar-bicaddaan ↴
caddaan-bijoohaar [m.l] (-ro, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna afar dhibcood ku leh. ld joohaar-bicaddaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg