joohaar-bisaliim
(m.l) (-myo, m.dh)

ld saliim-bijoohaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joohaar-bisaliim

saliim-bijoohaar [m.l] (-rro, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg