joojis
(m.l)

ld joojin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joojis

dagaaljoojis [m.l]
ld dagaaljoojin.

dhalmaddeyn [m.dh]
(c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.

jilbajoojis [m.l]
ld jilbajoojin.

joojin [m.f.dh]
eeg jooji. ld joojis.

joojiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(baay.) Walax hoos u dhigta ama joojisa falgal uu xukumayo insaym.

kahsitire [m.l] (-ayaal, ml./m.dh)
(daaw.) Dawo joojisa falka “istamiinka” ayadoo dabooleysa meelaha ay qabsato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg