joqof
(m.l)

ld juquf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joqof

jawi [m.dh]
1. Nabar aan biskoon; joqofey. 2. Dhul hawd ah oo oomane ah.

joqofey [m.l]
Boog aan dhaqso u raysan.

joqofsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld juqufsan.

joqofsanaan [m.dh]
ld juqufsanaan.

joqofsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld juqufsanaan.

juquf [m.l]
Qof dhuuban oo godan. ld joqof.

juqufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhuuban oo godan ahaansho. ld joqofsan.

juqufsanaan [m.f.dh]
eeg juqufsan. ld joqofsanaan, joqofsanaansho, juqufsa-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg