joqofsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld juqufsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joqofsan

joqofsanaan [m.dh]
ld juqufsanaan.

joqofsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld juqufsanaan.

juqufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhuuban oo godan ahaansho. ld joqofsan.

juqufsanaan [m.f.dh]
eeg juqufsan. ld joqofsanaan, joqofsanaansho, juqufsa-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg