jowhar
(m.dh)

ld jawharad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jowhar

jawharad [m.dh] (-do, m.l)
Dhagax qaali ah. ld johorad, jowhar.

makaay-aaramow [m.l]
Ciyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar iyo degaanka Jowhar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg