jowrfal
(m.l)

ld jawrfal¹.

jowrfal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

ld jawrfal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jowrfal

jawrfal [m.l]
Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.

jawrfal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Ku j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal².

jawrfaleen [m.l] (-nno, m.dh)
Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.

jawrfalid [m.f.dh]
eeg jawrfal². ld jowrfalid.

jowrfaleen [m.l]
ld jawrfaleen.

jowrfalid [m.dh]
ld jawrfalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg