juc
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Faro jimcid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juc

farajannayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso.

farajannee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Xubnaha faraha jucin.

farajucsad [m.l]
ld farajannaysasho.

farajucsasho [m.dh]
ld farajannaysasho.

farajucsi [m.l]
ld farajannaysasho.

farajucso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld farajannayso.

jucasho [m.f.dh]
eeg juco.

juci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Faro iwm juc ka siin.

jucid [m.f.dh]
eeg juc.

j [m.dh]
(ja') Xarafka tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg