judub
(m.l)

Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.

judub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dbay, -dubtay; -dbi)

Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh judub

judbid [m.f.dh]
eeg judub².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg