jufee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

1. Meel daloosha wax ku gufayn. 2. Samayo waran jufo gelin. ld jifee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jufee

jifee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
ld jufee.

jufeyn [m.f.dh]
eeg jufee. ld jifeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg