jugeys
(m.l)ld jugeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jugeys ↴
jugeyn [m.f.dh]
eeg jugee. ld jugeys, jukeyn, jukeys.
jugeysad [m.l]
ld jugeysasho.
jugeysasho [m.f.dh]
eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.
jugeysi [m.l]
ld jugeysasho.
jugeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho. 2. Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
jukeysad [m.l]
ld jugeysasho.
jukeysasho [m.dh]
ld jugeysasho.
jukeysi [m.l]
ld jugeysasho.
jukeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld jugeyso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg