jugeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho. 2. Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jugeyso

jugeysasho [m.f.dh]
eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.

jukeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld jugeyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg