jugux
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Cod la maqlayo marka wax la laqayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jugux

jug [m.dh]
1. (sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan. 2. (sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda. 3. J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg