jukee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -keysay)

1. ld jugee (1). Si isdabajoog ah wax u tumid 2. Dhar la dhaqayo baaf iwm gudihiisa ku garaacid ama ku xafuujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jukee

jugee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
1. ld jukee. 2. Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.

jukeyn [m.dh]
eeg jukee. ld jugeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg