jukeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

ld jugeyso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jukeyso

jugeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho. 2. Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg