jumleys
(m.l)

ld jimleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jumleys

jimleyn [m.f.dh]
eeg jimlee. ld jamleyn, jamleys, jimleys, jumleyn, jumleys.

jimleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax si jumla ah u gadasho. 2. Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.

jumleysad [m.l]
ld jimleysasho.

jumleysasho [m.dh]
ld jimleysasho.

jumleysi [m.l]
ld jimleysasho.

jumleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld jimleyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg