junow
(m.l)

ld jinaabo.

junow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-obay, -owday)

ld jinaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh junow

jinaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².

jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg