junub
(m.l)

ld jinaabo.

junub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ubay, -ubtay)

ld jinaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh junub

jinaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².

jinaabid [m.f.dh]
eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.

jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.

junubid [m.dh]
ld jinaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg