jurxo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Hadal lafajebis ah oo cid lagu yiraahdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jurxo

jurxee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xeysay)
Cid jurxo ku dhihid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg