jusbax
(m.l)

Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.

jusbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jusbax

jusbixid [m.f.dh]
eeg jusbax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg